Dhageyso Madaxwyne Farmaajo oo arin Cusub ka Shifay isago sheagy in khilaaf...

Dhageyso Madaxwyne Farmaajo oo arin Cusub ka Shifay isago sheagy in khilaaf uu ka dhax jiro dowlada tasi sabab ay wax badan u sahashay

0
SHARE

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa sheegay Shabaab mar walba in ay ka faa’ideystaan khilaafka soo kala dhexgala Dowladda Federaalka, iyo sidoo kale maamul Goboleedyada.

Waxa uu sheegay Madaxweyne Farmaajo Dowladda Federaalka dhexdeeda in laga tir tirayo khilaafka, iyada oo laga faa’ideysanyo marxaladihii la soo maray.

Sidoo kale waxa uu sheegay Farmaajo in ay yaraadeen weeraradii Shabaab ay geysan jireen, wuxuuna tilmaamay Dowladda in ay wado dadaalo dib loogu dhisayo Ciidamada, si looga hortago weerarada Shabaab.

Hoos ka dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY