Dhageyso Maxa ka Jira Shirka Dowlada Somaliya ay ku Qabanyso Muqdisho in...

Dhageyso Maxa ka Jira Shirka Dowlada Somaliya ay ku Qabanyso Muqdisho in Mar kale lagu heshisiinayo Galmudug,iyo Ahlusuna

0
SHARE

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa sheegay in Muqdisho dhawaan ay ka furayaan Shir weyne dib u heshiisiin ah.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Wasaaradiisa ay ka shaqeyn doonto Hormarinta iyo midnimada dadka Soomaaliyeed.

Sidoo kale waxa uu xusay in ay muhiim tahay in dib u heshiisiin laga dhex sameeyo Bulshada Soomaaliyeed isla markaana ay ka shaqeynayaan midnimada dadka

Wasiir Juxa ayaa sheegay in ujeedka shirkaasi uu yahay in dib u heshiisiin dhab ah laga dhex sameeyo dadka Soomaaliyeed ee walaalaha ah maadaama dalka muddo uu colaad ku jiray.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY