Dhageyso Maxa kala Qabsaday Faysal Cali warabe iyo Madaxweyne Farmaajo isagona yiri””...

Dhageyso Maxa kala Qabsaday Faysal Cali warabe iyo Madaxweyne Farmaajo isagona yiri”” Farmajo Muqdisho ada Magan ku ah Hubka Dadka aad ka Dhigayso Bal Gadal u eeg””

0
SHARE

Faysal Cali Waraabe ayaa meel fagaaro ah ka sheegay in madaxweyne Farmaajo uu yahay qof si qaldan ku noqday madaxweynaha Soomaaliya.

Sidoo kale Faysal Calli Waraabe ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu yahay shaqsi aan kasoo jeedin MUQDISHO “Aniga ayaa ugu dhow Muqdisho”. Waxaa uu si weyn u weeraray shaqsiyadda madaxweynaha Soomaaliya, isagoo doonaya inuu jawaabtii sedexaad oo xariir ah uu 24 saac gudahood ka bixiyo hadalkii madaxweyne Farmaajo ee ahaa in Soomaaliya ay tahay Hal Dal oo aan ubaahneyn inuu kala go’.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY