Dhageyso Maxay Tahay Sababta ka Danbeysa in Mamulka Deganka Galinsoor uu gudi...

Dhageyso Maxay Tahay Sababta ka Danbeysa in Mamulka Deganka Galinsoor uu gudi abaraha Galmudug ku edeyo Musuq Maasuq

0
SHARE

Maamulka iyo odayaasha degmada Gallinsoor ayaa musuqmaasuq ku eedeeyay guddiga gurmadka abaaraha Galmudug.

Guddoomiyaha degmadaasi Xirsi Muuse oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in wax isdabamarin ay ka jirto Galmudug, islamarkaana seddex jeer oo dhaqaale gurmad ah la keenay gobolka aynaan degmo ahaan helin.

Guddoomiyaha guddiga gurmadka ayuu kudhaliilay inuu lunsaday dhaqaalihii degmada Gallinsoor loogu talagalay,Guddoomiyaha Gallinsoor Xirsi Muuse iyo Suldaan Maxamuud Ereg ayaa goobta ka hadlay.

HOOS KA DHAGEYSO

LEAVE A REPLY