Dhageyso Maxay tahay Sirta ka dambeysa in Dhowr Haween ah laga dhigo...

Dhageyso Maxay tahay Sirta ka dambeysa in Dhowr Haween ah laga dhigo Gudoomiyeyaasha Gobalka Banaadir?

0
SHARE

Shacabka ku nool Gobalka Banaadir ayaa si weyn u hadal hayay maalmihii la soo dhaafay Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Gobalka Banaadir oo Haween ka badan kuwii hore ay ka soo dhex muuqdeen.

 Hadaba Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho thaabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay sababta uu ku xushay in 4 Dumar ah ay kamid noqdaan GudoomiyaashaCusub ee uu dhawaan u magacaabay gudoomiyaasha degmooyinka Gobolkaan Banaadir.

Waxa uu sheegay in inta aan la magacaabin ka hor ay jirtay Wareysi ama imtixaan laga qaadayo qofka xilkaas raadinaya,islamarkaana hadii uu soo buuxiyo Shuruudaha laga rabo lagu aaminkaro xilkaas

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY