DHAGEYSO: Nuxurka Khudbadii Xasaasiga aheyd uu jeediyay Madaxweyne Farmaajo

DHAGEYSO: Nuxurka Khudbadii Xasaasiga aheyd uu jeediyay Madaxweyne Farmaajo

0
SHARE

Madaxweynaha Dowladda federaalka soomaaliya Maxamed Cabdulalahi(Farmaajo) ayaa Maanta Khudbad dheer ka jeediyay banaabax lagu taageerayay 100,kii Maalmood ee uu Maamulayay Dowlada iyo waxyaabihii u qabsoomay.

Madaxweyne Farmaajo oo khubadiisa dhinacyo badan taabaneysay ayaa sheegay in Shacabka Muqdisho ay yihiin kuwo Nabada jecel islaamarkaana ay u hiiliyeen dowladdiisa oo rajo weyn ka qabta in dalkaan si nabad ah loogu wada noolaado.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Xukuumadiisa ay ka Go’aan tahay in dalkaan uu gaarsiiyo meel wanaasgan islamarkaana la doonayo in Shacabku ay si wanaagsan u taageeraan dowladdooda si balaanqaadkii aan sameynay uu u hirgalo.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY