Dhageyso Odayaasha Galmudug iyo Puntland oo soo Saaray War ku Socda Madaxweynaye...

Dhageyso Odayaasha Galmudug iyo Puntland oo soo Saaray War ku Socda Madaxweynaye Xaaf iyo Gaas arinta Xiisada Gobalka Mudug

0
SHARE

Iyadoo Dilal ku saleysan Aano qabiil ay ka dhacaan Qeybo ka mida Gobolka Mudug islamarkaana ay Dilalkaas geystaan Maleeshiyaad ka soo kala jeeda Maamulka Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa ka hadlay Arrimahaasi Odayaasha Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Nabaddoon Cali Diiriye Aloore oo ka mida Waxgaradka Galmudug ayaa ku baaqay in Maamulada Puntland iyo Galmudug ay ka wada shaqeeyaan Ammaanka Gobolka Mudug oo ay ka hortagaan Dagaal dambe oo ka dhaca Gobolkaasi.

Halkaan Hoose ka dhageyso Faah-faahinta

LEAVE A REPLY