DHAGEYSO:-Puntland & Galmudug oo ku heshiiyay in Gaalkacyo laga hirgaliyo Nabad waarta

DHAGEYSO:-Puntland & Galmudug oo ku heshiiyay in Gaalkacyo laga hirgaliyo Nabad waarta

0
SHARE

Magalada Galkacyo ee xarunta Gobolka mudug ayaa waxaa lagu qabatay shir looga arinsanaya amaanka Gobolka mudug iyo sidii lasoo afjarilahaa Colaado kasoo cusboonaday

shirka ayaa waxaa ka qaybgalaya wasiiro katiran Puntland iyo Galmudug Mamulka Gobolka iyo kan degmada ee labada maamul. Nabdoono aqoonayahayno Ganacsato & siyaasiin ayaa lagu heshiiyay in magaalada gaalkacayo ay noqoto goob nabad waarta ay ka hirgasho.

HOOS KA DHAGEYSO

LEAVE A REPLY