Dhageyso Qarax Xoogan oo ka Dhacay Kismaayo, Xalada Magladaasi oo Maanta kacsan...

Dhageyso Qarax Xoogan oo ka Dhacay Kismaayo, Xalada Magladaasi oo Maanta kacsan iyo Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Kismaayo

0
SHARE

Qaraxan oo ahaa mid lagu aasay Saldhiga Booliska Magaalada Kismaayo gadaashiisa, ayaa waxaa ku dhaawacmeen Saddex ruux sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha ciidamada Booliska.

Jaamac Axmed Xasan oo ah Afhayeenka ciidamada Booliska Jubbaland, ayaa  sheegay Saddexda ruux ee dhaawacantay in la geeyay Isbitaalka Magaalada Kismaayo, halkaasi oo lagu daaweynaayo

Arintan aya Waxa ay ku soo beegan tahay Xili madaxweynaha Soomaliya uu ku Wajahan Yahay

Hoos  ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY