DHAGEYSO: – Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlay Weerarka Hotelka Posh oo ka...

DHAGEYSO: – Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlay Weerarka Hotelka Posh oo ka Hadlay Weeraradii dadka badan ay ku dhinteen

0
SHARE

Ra’iisul Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka hadlay weerar Qarax ku bilowday oo lagu qaaday Maqaaxidaha posh Treats iyo Piza House.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in uu aad ugu xun yahay qaraxa dhacay iyo khasaaraha ka soo gaaray dadka Soomaaliyeed ee halkaasi ku sugnaa.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY