Dhageyso Safarka Madaxweynaha Galmudug ee Cabudwaaq Maxuu ku saabsan Yahay?

Dhageyso Safarka Madaxweynaha Galmudug ee Cabudwaaq Maxuu ku saabsan Yahay?

0
SHARE

Madaxwaynaha  Galmudug State  Ahmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa Soo gaaray MagaaladaCaabudwaaq ee Gobalka Galgaduud. oo Soo gaaray Magaalada Caabudwaaq.

Wafdiga Madadxweynaha Waxa la Socday Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug, xildhibaano , iyo sido kale Odayaal Waxana magaalada ka Soconaya Kulamo  Hoose oo Madaxweynayaha uu la Yeelanayo Odayaasha Deganka 
Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaq kasoodira eegaya

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY