Dhageyso Salaad Cali Jelle oo Siyaasiyiintii Diiday in Hubka Dowlada Farmaajo lagu...

Dhageyso Salaad Cali Jelle oo Siyaasiyiintii Diiday in Hubka Dowlada Farmaajo lagu Wreejiyo ku Tilmaamay in ay yihiin Shabab kale

0
SHARE

Siyaasiga Salaad Cali Jeele oo kamid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyed islamarkaana xilal kala duwan ka soo qabtay dowladdihii dalka soomaray  ayaa ka hadlay hubka dhigista labadii todobaad ee la soo dhaafay  ay wadeen ciidamada loogu magac Xisilinta Amniga Muqdisho.

Siyaasi Salaad ayaa sheegay in uu aad u taageersan yahay hubka dhisigta ay wado dowladda Federaalka Soomaaliya islamarkaana uu yahay qorsho lagu sugayo amniga loogana hortagayo kuwa mararka qaar amnidarada sameeyo oo ay kamid yihiin Al-Shabaab.  

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY