Dhageyso Shabab oo soo Bandhigay Beelaha ugu Badan ee isQarxinta ka Fuliya...

Dhageyso Shabab oo soo Bandhigay Beelaha ugu Badan ee isQarxinta ka Fuliya Magalada Muqdisho

0
SHARE

Al-shabaab ayaa soo bandhigay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo shaqsigii shalay isku qarxiyey xarunta degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, wuxuuna shaqsigan soo duubay cod uu kaga hadlayo weerarkaasi.

Magaca is qarxiyaha ayaa lagu sheegay Abubakar Cismaan Cali, waana nin kasoo jeeda beesha Shiikhaal, wuxuuna ka hadlayaa sababta uu isku qarxinayo, waxaana uu sheegayaa inuu waddo saxan ku socdo.

hoos ka dhageyso codka

LEAVE A REPLY