Dhageyso Siyaasiyiin Caan ah oo Madaxweyne Farmaajo arin ka Dhax Socota Madaxtooyada...

Dhageyso Siyaasiyiin Caan ah oo Madaxweyne Farmaajo arin ka Dhax Socota Madaxtooyada ku Edeyay in uu Wax Badan ka Ogyahay

0
SHARE

Cabduqaadir Sheekh Caamir Cumar oo horay dhanka Maaliyada uga soo Shaqeeyay Dowladdii uu Madaxweyne ka ahaa Allaha U naxariistee Cabdullaahi yuusuf Axmed ayaa ka hadlay qorshooyinka kala duwan ee xiligan dowladda Federaalka Soomaaliya ay dalka ka wado.

Cabduqaadir ayaa sheegay in qorshaha ay wado dowladdu uu yahay mid wanaagsan balse ay jiraan dad weli jecel musuq maasuq kuwaas oo ku sugan Xafiisayda waaweyn ee dowladda Soomaaliya gaar ahaan Madaxtooyada Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY