Dhageyso Siyaasiyiin Madaxweyne Farmaajo u Shegay arimo Xasasi ah iyo Barlamaanka oo...

Dhageyso Siyaasiyiin Madaxweyne Farmaajo u Shegay arimo Xasasi ah iyo Barlamaanka oo Dowlada Hortagan

0
SHARE

Siyaasiga Lagu magacaabo  C/kariin Aadan Wagaafe  ayaa wuxuu aad ugaga hadlay Faaiidada ay u leedahay in dalka Soomaaliya loo dhiso ciidamo difaaca sugana nabad geyada wadanka si looga maarmo ciidamada shisheeye.

Sidoo kale wuxuu ku dheeraaday Xubnaha Baarlamaanka ee diidani iney u jeedooyin kala duwan ka leeyihiin in la dhiso ciidamada somaliya,wuxuuna ummadda somaliyeed ku la dardaarmay iney u soo jeensadaan sidii ay dalkooda dhibaatada uga saari lahaayeen.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY