Dhageyso:-Somaliland oo ka hadashay Diyaarado Duqeeyay Degaanadeeda

Dhageyso:-Somaliland oo ka hadashay Diyaarado Duqeeyay Degaanadeeda

0
SHARE

Maamulka Somaliland ayaa Markii ugu horeysay ka hadlay Diyaarado Dagaal oo aan la Aqoon wadanka laga leeyay oo Duqeeyay Xeebaha Galbeed Ee Somaliland .

Guddoomiyaha Degmada Seylac oo la hadlay Radio Kulmiye ayaa sheegay in Diyaaradahaasi ay Duqeynta geysteen Dhowr Jeer islamarkaana ay laayeen Xoolo aad u badan.

Illaa hadda Somaliland ma sheegin Diyaaradahaasi Duqeynta geystay wadanka laga leeyahay.

Halkaan Hoose ka dhageyso Warkooban

LEAVE A REPLY