Dhageyso Somaliland oo si layab Leh ugu Biirtay Go,aankii Huwantii Sacuudiga...

Dhageyso Somaliland oo si layab Leh ugu Biirtay Go,aankii Huwantii Sacuudiga uu Horkacayay ay ka Qaaten Dowlada Qadar Xili Dowlada somaliya Cadadis la saray Maxay somaliland awooda dhankeda?

0
SHARE

Wasiirka wasaarada duulista iyo Hawda Somaliland Farxaan Aadan Haybe ayaa waxaa uu ka Hadley diyaarada Qadar Airways oo isticmaasha Hawda Somaliland isla markaana dul marta magaalada Hargeysa.

Waxa uu sheeagy in arintaasi hadii loo Hogaan Sami waayo Somaliland ay Qadanayso Go,aankeda  taasi oo dhici karta in dhibaato ay ka dhalato\

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY