Dhageyso Taliyaha Hay,ada Nabad Sugida oo ka Hadlay Qaraxyada Muqdisho ku Soo...

Dhageyso Taliyaha Hay,ada Nabad Sugida oo ka Hadlay Qaraxyada Muqdisho ku Soo Batay iyo Waxa Sababay

0
SHARE

Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa ka warbixiyay dhacdooyinkii bishii Ramadaan ee dhamaatay ka dhacay magaalada Muqdisho, isagoo ku faanay in Ciidamada Xasilinta ay ka hor-tageen 90% qaraxyadii ka dhici jiray Caasimadda.

Taliye Sanbaloolshe ayaa sheegay in bisha Ramadaan ay kaliya ka dhaceen Muqdisho 3 qarax, oo uu tilmaamay in lagu bartilmaameedsaday shacabka iyo goobo aan wax istiraatiiji laheyn.

Waxaa uu is bar bar dhig ku sameeyay qaraxyadii dhacay sanadkii hore ee 2016 iyo qaraxyadii dhacay bishan Ramadaan.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY