Dhageyso War Cusub Waa Sidee Xaalka Deganka Kaxandhale oo dad lagu Dilay...

Dhageyso War Cusub Waa Sidee Xaalka Deganka Kaxandhale oo dad lagu Dilay Maxaase soo kordhay

0
SHARE

Inta la hubo Afar ruux ayaa lagu dillay weerar Maleeshiyaad beeleed hubsayn ay ka geysteen Deegaan dhaca Xuduuda Gobolka Galgaduud uu la wadaago Dowlad Deegaanka Somalida Ethopia.

Afarta Ruux ee la dilay ayaa ku sugnaa nawaaxiga Deegaanka Kaxan-Dhaale oo dhaca xuduuda itoobia, waxaana la sheegay in maleeshiya beeleedka falka geystay ay goobta ka carareen.

Hoos ka Dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY