DHAGEYSO:-Wasiir Ka tirsan Galmudug oo Sheegay in Shacab badan Hal arrin oo...

DHAGEYSO:-Wasiir Ka tirsan Galmudug oo Sheegay in Shacab badan Hal arrin oo Jirta ay u dhinteen

0
SHARE

Wararka inaga soo gaaraya  Degano Hoos Taga Gobolka Mudug ayaa sheegaya meelo ka mid ah in Xaalad Caafimaad-draro ay ka jirto.

Maamulka Galmudug ayaa waxay ku howlan yihiin sidii dadkaan Caafimaadkooda loogu dedaali lahaa oo Gurmad Dawo ah loo gaarsiin lahaa ,Wasiirka Caafimaadka Galmudug Naciimo Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in Carruur iyo dad da’ ah ay ubadan yihiin kuwa Shubanka ugeeriyoonaya.

Wasiir Naciima waxay sheegtay in Dadkaan ay Abaar ay saameysay Muddo Roobaadkii la filayeyna alle uusan Xareeda ku dul hoorin dadkaasi.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY