Dhageyso Wasiiro ka Socda Galmudug iyo Puntland oo Shir lagu Soo Afjarayo...

Dhageyso Wasiiro ka Socda Galmudug iyo Puntland oo Shir lagu Soo Afjarayo Colada labada dhinac uga Furmay Gaalkacyo labada dhinac oo ka hadlay

0
SHARE

Magaalada gaalkacyo waxaa uu kulan ku dhexmaray wasiiro kala tirsan puntland iyo galmudug ujeedka kulankan ayaa lagu sheegay inuu ahaa sidii labada dhinac ay uga wada shaqayn lahayeen amaanka Magaalada Gaalkacayo .

kulankan oo saxaafadu banaan joog ka ahayd ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa si wada jir ah ula hadlay warbaahinta masuuliyiinta labada dhinac Waxaba labada dhinac u kala hadlay  Wasiirka deegaanka Puntland Cali Cabdullaahi Warsame iyo Wasiirka arrimaha gudaha Galmudg Maxamed Xayir Nuur

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY