Dhageyso Xildhibaano ka Hadlay Waxa ka Jira in Madaxweyne Farmaajo iyo Beelaha...

Dhageyso Xildhibaano ka Hadlay Waxa ka Jira in Madaxweyne Farmaajo iyo Beelaha Hawiye ay ka Heshiiyeen Maqaamka G.Banaadir & Hubka dhigista

0
SHARE

Xildhibaan hore Muxudiin Xasan Afrax ayaa sheegay in madaxweynaha dowladda federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu soo dhoweeyay dhismaha maamul gaar ah oo uu yeesho gobolka Banaadir kadib kulan ay la yeesheen isaga, siyaasiyiin kale iyo waxgarad.

Afrax ayaa sheegay in maamulka gobolka Banaadir uu lamid noqon doono maamullada kale ee federaalka ee dalka ka dhisan si loo helo sinnaan.

Hoos ka Dhageyso Codka 

 

LEAVE A REPLY