DHEGAYSO: Xiisada ka Taagan Dalalka Khaliijka oo halkii ugu xumayd gaadhay la...

DHEGAYSO: Xiisada ka Taagan Dalalka Khaliijka oo halkii ugu xumayd gaadhay la Soco Sirta ka Danbeysa Sababta Qadar loogu dhagan yahy oo la ogaday

0
SHARE

Khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya dalalka uu horkacayo Sacuudiga iyo dalka Qatar ayaa weli taagan, una muuqda mid sii xoogeysanaya.

Imaaraadka Carabta ayaa ku amray bangiyada dalkaas inaysan la macaamilin Qadar taasoo muujineysa in xal mudada dhow ah oo laga gaaro arrintan uusan muuqan.

Dowladahan Imaaraadka iyo Sacuudigu ay ugu weyn yihiin ayaa ku eedeeyay Qadar inay taageerto kooxaha Mayalka Adag.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY