Puntland oo soo saartay amar culus oo ku socda laamaha amniga Maamulkaasi...

Puntland oo soo saartay amar culus oo ku socda laamaha amniga Maamulkaasi (Akhriso

0
SHARE

Golaha Wasiirada maamulka Puntland ayaa soo saaray amar ku socda laamaha amaanka maamulkaas ka dib kulankoodii caadiga ahaa ee ay maanta ku yeesheen magaalada Garoowe.

Kulankan oo sidoo kale looga hadlay qodobo kale oo muhiim ah ayaa waxa shir gudoominayey madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Gaas.

War-saxaafadeed laga soo saaray Kulankan ayaa lagu faray laamaha amaanka Puntland iney xoojiyaan amniga magaalooyinka inta lagu guda munaasabada Ciidul fitriga.

LEAVE A REPLY