Daawo Sawirada Madaxweyne Xaaf oo la Kulmay Xildhibaanada Labada Gole ee Galmudug...

Daawo Sawirada Madaxweyne Xaaf oo la Kulmay Xildhibaanada Labada Gole ee Galmudug laga soo doortay

0
SHARE

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta Kulan qado ah u sameeyay Xildhibaanada Dowladda Dhexe ee laga soo doortay Degaanada Galmudug,waxaana uu kala hadlay Arrimo ay ka mid yihiin Joojinta Colaadda ka taagan Degaanka Xeraale iyo Abaaraha ka taagan Qeybo badan oo ka mida Degaanada Dowladda Galmudug.

LEAVE A REPLY