Daawo Sawirada Wasiirka Wasaarada Dastuurka oo ka warbixiyay Waxyaabihii uu kala kulmay Magaaladda Cadaado?

HM__Xafiiska Gaalkacyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa ka warbixiyay safarkii wafdi uu hogaaminayay ay ku tageen magaalada Cadaado ee caasimadda KMG ah ee dawlad goboleedka Galmudug..

Mudane Xoosh ayaa sheegay in ay kulan ay la yeesheen Ku-Simaha Madaxweynaha Galmudug, Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Galmudug.

“Shirarkii aan ku galnay Cadaado waxaa ugu horeeyay mid aynu la yeelanay Ku-simaha Madaxweynaha Galmudg iyo Xubno katirsan labada Gole ee Galmudug, waxa ay ina la wadaageen talooyinkoodii ku aadanaa Qorshaha Guud ee aan diyaarineyno si Geedi-Socodka dib-u-eegista Dastuurka uu ugu soo dhamaado guul” ayuu yiri AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil.

Dhanka kale, Wasiirka ayaa ka hadlay kulan kale oo ay Wasaaradda u qabatay Ururada Bulshada Rayidka ee Galmudug.

“Waxaa kaloo jiray shir muhiim inoo ahaa oo aanu la yeelanay Bulshada Rayidka ee Galmudug, iyaga oo talooyin wax ku ool ahaa ka bixiyay Qorshaha Guud; waxa uu inoo ahaa kulan kale oo inagu dhiirageliyay in aanu shacabkeena marwalba talooyinkooda ku shaqeeyno tasoo ka dhigan in safarkeenii uu ku soo dhamaaday guul” ayuu yiri Wasiir Cabdi Xoosh.

Wafdiga ka socday Wasaaradda ayaa sidoo kale booqday xarunta Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Dib u heshiisiinta Galmudug, iyaga oo kulan la qaatay Wasiirka Galmudug Mudane Cismaan Maxamed Cali iyo qaar kamid ahaa shaqaalaha Wasaaradda Dastuurka ee Galmudug, waxa ayna labada dhinac ku ballameen in wadashaqayn joogta ah la yeesho.

Wasiir Xoosh ayaa sheegay in uu sii waqdi doono wadatashiga ku aadan dib u eegista dasuurka qabyada ah ee Jamhuuriaydda.


Shabakada hobyomedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail hobyomedia1@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

Qaraxyadii iyo Weeraradi Shabab oo Keenay in Ciidanka Dowlada iyo kuwa amisom ay is rasaaseeyan Kadib Markii Cidanka amisom ay damcen in xoog ay adeegsadan
- Feb 24, 2018
Ciidamo ka tirsan Nabadsugida iyo AMISOM ayaa caawa fiidkii Iska hor imaad ku dhex ...
Daawo Muqaal ku Saabsan Bilowgii Rajada Dakada Hobyo iyo Dhibkii laga Soo Maray in Hobyo Dakad Mar un loo Sameeyo
- Feb 24, 2018
HM_Xafiiska Gaalkacyo  : Ma sahlana in dakad la Sameeyo marka loo eego Marxalada Dalka ...
Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxyadii iyo Weeraradii ka dhacay Muqdisho,Khasaraha oo la Xaqijiyay
- Feb 24, 2018
magaalada Muqdisho ka dhacay qaraxyo iyo weeraro ay fuliyeen dagaalyahano katirsan Al Shabaab, waxaana ...
Daawo Sawirada Meydadkii al shabab oo la Soo Bandhigay Kadib Weearo iyo Qaraxyo ay ka sameyeen Muqdisho
- Feb 24, 2018
Wasaaradda Amniga ee Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in la soo afjaray weerarradii ay maleeshiyo ...
DAAWO: Qaraxyadii Ka Dhacay Muqdisho & Xaalada Caawo ay Tahay Madaxtoyada Somalia
- Feb 23, 2018
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxya caawa ka dhacay halka loo yaqaan ...
Deg Deg Faah Faahino kasoo baxaya Qarax xoogan oo Caawa ka dhacay Meel ku dhaw Xarunta Nabad Sugida
- Feb 23, 2018
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax caawa abaaro salaadii Maqrib ka dhacay ...
DHAGEYSO:-Wasiir Maareeye”wadahadalka Soomaaliya iyo Somaaliland haddii ay noqdaan mid lagu qiyaanayo Somaaliland aniga D.F.S. waan ka baxayaa”
- Feb 23, 2018
Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha xukumada Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka ...
Dhageyso Duqa Degmada Hobyo Oo Digniin Ujeeediyay Dadka Hobyo
- Feb 23, 2018
C/llaahi Axmed Cali Faad Guddoomiyha Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa tilmaamay in aysan u ...
Daawo Sawirada Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga Hakan Çavuşoğlu oo Muqdisho ku Kulmay ,iyo Dowlada Turkiga oo Maalgashi ku Dhawaqday
- Feb 23, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay, Ra’iisul Wasaare ...
(Daawo Sawirro) Duqeyn naxariis la’aan ah oo weli ka socota Ghouta & dhimashada oo tira beeshay
- Feb 23, 2018
Waxaa laga deyrinayaa xaaladda Magaaladda Ghouta oo muddo todobaad ku dhow duqeyn aan kala ...
Daawo Muqaal ku Saabsan Horumarka Xiligan ka Socda Magaalada Hobyo
- Feb 23, 2018
Magaaalo Xebeedka Hobyo ayaa Waxa Ka Socda Horumar Kaa duwan kuwaasi oo qayb ka ...
Daawo Sawirada : Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo la Kulmay Odayaasha Beelaha Hawiye iyo Siyasiyiin Kadib Geeridii nabadoon Axmed diiriye  , Afhayeenkii Beelaha Hawiye
- Feb 23, 2018
Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Galmdug ahmed Ducaale Gele Xaaf ayaa  waxa uu la Kulmay Odayaasha ...
DHAGEYSO: Taliyihii Ciidanka Asluubta soomaliyeed oo ka xog waramay sababta Xilka looga qaaday
- Feb 23, 2018
Taliyihii Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ee xilka laga qaaday Xuseen Xasan Cusmaan ayaa waxa uu ...
Warbaahinta Calamka o wax ka qortay sidii lagu bad baadinlahaa Boqorada iyo R/W hore ee Ingiriiska cabsi laga qabo in shabab awgeed
- Feb 22, 2018
Ka dib markii dalka Ingiriiska dhawaan lagu qabtay muwaadin Soomaaliyeed oo ay ku eedeeyeen ...
Madaxweynihi Hore ee Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ka Hadlay Sababta Soomaliya ay kaalinta 1aad uga gashay Wadamada ugu Musuq Maasuqa badan ee Soomaliya
- Feb 22, 2018
Madaxweynihii hore ee Galmudug, horena u soo noqday wasiir C/kariin Xuseen Guuleed ayaa su’aal ...
 
Advertisements