Deg Deg Dad Xoolo Dhaqato ah oo lagu Layay Deganka Saxaqurun...

Deg Deg Dad Xoolo Dhaqato ah oo lagu Layay Deganka Saxaqurun ee Gobalka Mudug, Wararkii Ugu DanbeyayQasaraha Dhimasho iyo Dhawac

0
SHARE

HM_Xafiiska Gaalkacyo Wararka  Hobyomedia.com Ka  Soo gaaraya Saxaqurun ee Gobalka Mudug aya Waxa ay Shegayaan in Hlkaas uu ka Dhacay Weerar lagu Soo Qaaday Xoolo Dhaqato Halkaas Daganaa

Maleeshiyaad hubeysan  ayaa Hbaeenkii xalay  ahaa Waxa ay weeraareen Qoys reer miyi ah duleedka Deegaanka saaxqurun galbeedka gobolka mudug ee galmudug

Inta la xaqiijiyay 1qof ayaa dhintay halka 2kalana ay dhaawacmeen oo dhamaantood isku qoys ah

Mid  ka Mida Dadka Degaanak aya Hobyomedia.com u Sheegay sida tan “Waxaa dhintay gabar waxana dhaawac ah hooyadii qoyska la weeraray iyo ilmo yar oo ay dhashay kuwii weerarka geystay wey baxsadeen”sidaasi waxaa yiri mid ka mid ah dadka deegaanka weerarku ka dhacay xalay.

Weerarka aya la Sheegay in ay Soo Qaadeen Kooxo Hubaysan Waxaana Dadka Deganka ay Shegayaan in Mar kale  ay Ka Cabsi Qabaan in Degankaasi uu ka Dhaco Weerar kale

Wxii Warar ah oo ku soo kordha Kala Soco

Hobyomedia. com

LEAVE A REPLY