DHAGAYSO: Cumar C/Rashiid oo la saftay Xulifadda Sacuudiga & Madaxda DFS uga...

DHAGAYSO: Cumar C/Rashiid oo la saftay Xulifadda Sacuudiga & Madaxda DFS uga digay Taageerada Qatar

0
SHARE

HM_Xafiiska Muqdisho Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, haddana kia mida Aqalka sare ee baarlamaanka, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa mowqif culus ka qaatay khilaafka ka taagan dalalka Khaliijka.

Cumar C/rashiid oo si weyn ugu dhow dalka Imaaraadka, isla markaana la-taliye u ah dowladda dalkaasi ayaa sheegay inaysan maslaxad ugu jirin Soomaaliya mowqifka dhexdheaaxdnimo ee dawladda Soomaaliya ay ka qaatay arrintan.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY