Dhagayso Dhalinyaro Reer Galmudug Ah Oo Ku Xiran Xabsi Ku Yaala Magaalada Garawe Oo Sheegay In Loo Gaystay Tacadiyo Kala Duwan

Dhalinyaro Reer Galmudug Ah oo Tiro Ahaan Gaaraya ilaa 16 Ruux Ayaa Mudo Sanado Ah Si Bilaa Maxkamad Ah Waxay Ku Xiran Yihiin Xabsi Kuyaala Magaalada Garoowe ee Xaruunta Puntland.

Dhalinyaradan oo Ku Xirnaa Jaziirada Seacheles Ayaa Loosoo Wareejiyay Somalia Si Loogu Maxkamadeeya Waxaana Lagasoo Dajiyay Dekada Boosaaso iyadoo Xabsiga Garoowana Lagu Xareeyay.

Mudo Sanado Ah Ayee Kuxiran Yihiin Xabsiga Garoowe iyadoona Aan Maxkamad Lasoo Taagin,Waxaana Qaarka Mid Ah Dhalintan oo La Hadashay idaacada Codkamudug ee Gaalkacyo Ay Sheegeen in Noloshoodu Ay Aad Uliidato Xiligan

Hoos ka Dhageyso Codka


Shabakada hobyomedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail hobyomedia1@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

Sawiro Hay,ado Calami ah oo la Kulmay Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug
- Jul 24, 2017
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug maxamed xashi cabdi ayaa maanta madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka ...
Daawo Sawirada Madaxweyne Xaaf oo la Kulmay Xildhibaanada Labada Gole ee Galmudug laga soo doortay
- Jul 24, 2017
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta Kulan qado ah u sameeyay ...
Dhageyso War Saxafaded looga hadlay Dagaalka Xeraale,Dadka dagaalka ka barakacay iyo Odayaal beleed farimo loo diray
- Jul 24, 2017
HM__Xafiska Cadaado iyadoo Dhawaan  Deganka Xeraale ay ka Dhceen Dagaalo dad badan ay ku ...
Dhageyso Galmudug oo shegtay in Falkii Dhanka Galmudug ee Galkacyo looga afdubtay dad rayid ah ay horkacayeen Puntland iyo cidamo ajanib ah iyagona Shegay in arintan xiisad ay keeni karto
- Jul 24, 2017
HM__Xafiiska Gaalkacyo Ciidamo Gaar Ah oo Saldhigooda uu yahay Garoonka Diyaaradaha Ee Waqooyiga Gaalkacyo ...
Deg Deg Ciidamada Dowlada Somaliya oo fashiliyay Qarax la doonayay in waxyeelo lagu geesto
- Jul 24, 2017
Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa  ku guuleestay in ay fashiliyaan qarax miino oo wadada ...
Aqalka Congress-ka oo ku heshiiyay cunqabateyn cusub oo Ruushka la saaro
- Jul 24, 2017
Hoggaamiyeyaasha labada xisbi ee aqalka Congress-ka Mareykanka ayaa gaaray heshiis sharciyeed si aad ah ...
Dabley hubeysan oo ganacsade ku dilay Magaalo Hoos Tagta Galmudug
- Jul 24, 2017
Kooxo hubeysan ayaa Caawa ganacsade caan ahaa waxey ku dileen Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka ...
Dhageyso Axmed ducaale geele xaaf madaxwaynaha galmudug oo si Kulul Uga hadlay Xiisada Dagaal ee Wali ka Tagan Deganka Xeraale
- Jul 24, 2017
Axmed ducaale geele xaaf madaxwaynaha dawlad gobaleedka galmudug ayaa markii ugu horaysay ka hadlay ...
Madaxweynaha Turkiga oo ka Shaqaynaya Xalinta Xiisada u Dhaxeysa Sacudi iyo Qadar , iyo Erdogan oo booqasho ku jooga Boqortoyada Sacudi Carabiya
- Jul 24, 2017
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa  maanta booqasho ugaga bilaabatay magaalada Jeddah ee ...
Daawo Sawirada Ra,iisul Wasaraha Soomaliya oo Kormeer Shaqo ku Tagay Xarunta ciidanka xaslinta amniga Magaalada Muqdisho
- Jul 24, 2017
Khayre ayaa kormeeray Xarumaha ciidanka xaslinta amniga Magaalada Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee ...
Aqriso Galmudug oo war-saxaafadeed Kasoo saartay eedeynta uga timid Maamulka Ahlu-suna ee Dagaalka Xeraale
- Jul 23, 2017
maamulka Galmudug ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray eedeyn dhawaan uga timid maamulka Ahlu-suna taasi oo ...
Dhageyso Ciidamo ajanib ah oo xly Gaalkacyo dhanka Galmudug dad Shacab ah kala Baxay,Mamulka Degamada gaalkacyo oo shir isugu Yimid Goordhaw La Soco Tirada dadka la afdubtay?
- Jul 23, 2017
HM__Xafiiska Gaalkacyo Degmada gaalkcyo ee Galmudug ayaa manta  Waxa  Kulan Deg Deg   Ku ...
Dhageyso Barlmaanka Galmudug oo si Dag Dag ah la isugu Yeeray Maxay Tahay Sababtu?
- Jul 23, 2017
Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka ee ka maqan Magaalada ...
Dhageyso Xilkaafkii Ugu Xogana oo soo Kala Dhax Galay Barlmanka Somaliya iyo Maxkamada Sare, Arimo ku Sabsan 8 Kursi ee maxkamadu amartay in dib logu Labtay
- Jul 23, 2017
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya iyo sidoo kale Maxkamadda Sare ee dalka ayaa waxa ay isku ...
War Dag Dag ah : Ciidamada Nabadsugida Somaliya iyo kuwo Ajanib ah oo Xaly Dhanka Galmudug ee Gaalkacyo Dad Kala Baxay , Wararkii Ugu Danbeyay
- Jul 23, 2017
Sida ay  Hobyomedia.com u xaqiijiyeen dadka kunool Magaalada Gaalkacyo ciidamada Nabad Suggida Soomaaliya ayaa ...
 
Advertisements