DHAGAYSO: Dowladda oo Waji Cusub uyeeshay Dagaaladii Muqdisho ku dhaxmaray nabad Sugida...

DHAGAYSO: Dowladda oo Waji Cusub uyeeshay Dagaaladii Muqdisho ku dhaxmaray nabad Sugida iyo malatariga iyo dilkii sargaalkii sare

0
SHARE

Dowladda Soomaaliya war ka soo saartay iska hor imaadyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu dilay sarkaal sare iyo ciidamo ka tisan kuwa ammaanka.

Wasiirka Gaashaandhgga C/rashiid c/laahi Maxamed  iyo agaasimaha NISA ayaa shir jaraa’id oo ay wadajir u qabteen ka sheegay in waxa dhacay ay ahaayeen shil, isla markaana guddi loo saari doono soo baara.

Wasiirka Wasaaradda Gaadhaanshigga Soomaaliya C/rashiid C/laahi Maxamed ayaa sheegay in falkaan dhacay dowladdu ay ka xuntahay sidoo kalana aysan saamayn ku yeelanaynin wada shaqaynta ka dhaxaysa ciidanka Qaranka.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY