Dhagayso: P/Land oo Meel Fagaaro ah ku toogatay 7 Dhalinyaro ah (Akhri...

Dhagayso: P/Land oo Meel Fagaaro ah ku toogatay 7 Dhalinyaro ah (Akhri Magacyadooda iyo Deganada ay ka Soo Jeedan )

0
SHARE

waxaa la  toogtay Todobo Rag ah oo Dhalinyaro u badan, kuwaasi oo horey Maxkamaddu ay ugu xukuntay dil toogasho ah.

Dadkan ayaa la sheegay in lagu helay eedo ahaa in ay ka tirsanaayeen ururka Al-Shabaab, in ay dilal ka geysteen magaalooyin ka mid ah Puntland iyo qaar la sheegay in lagu qabtay iyagoo sida qaraxyo.

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada 5-ta gobol ee Puntland Cawil Axmed Faarax ayaa sheegay raggan in horey xukun dil ah loogu riday, balse maanta lagu fuliyay xukunkooda.

HOOS KA DHAGAYSO

LEAVE A REPLY