(Dhagayso) Siyaasada Ka dambeysa in Gaalkacyo Laga Diido Lacagta Shilinka Soomaliga Ah

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Bulshada iyo Ganacsatada Gaalkacyo Qaarkood ayaa sheegay in Diidmada Lacagta shilinka soomaliga ah ay tahay Mid Cuna qabateyn ku ah Nolosha Burshada Danyarta ah iyo Hormarka Ganacsiga

Dadka Qaarkood waxa ay Radio Hobyo Usheegeen in Arintaan aytahay Mid Siyaasadeed ,Nolol Ma ahan  in Koobka Shaaxa ah lagu iibsado Lacag Doolar ah Waxaan ka codsaneynaa in Dowlada Dhaxe ay arintaan Waxqabato oo ay samayso Lacag .Sidaasi waxaa Yiri Mid kamid ah Dadka Reer Gaalkacyood

Goobaha Ganacisiga Magaalada Gaalkacyo ayaa gabi ahaanba  xiran,waxaana dadka ku nool Magaalada Gaalkacyo ay wadaan Mudahoraad ay uga soo horjeedaan Xaaladda Cakiran ee ka jirta Gobolada Dalka .

                                        HOOS KA DHAGAYSO 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.