Dhagayso:Galmudug oo Puntland Ka Dalbatay inay Jawaab dag dag ah Ka Bixiso...

Dhagayso:Galmudug oo Puntland Ka Dalbatay inay Jawaab dag dag ah Ka Bixiso Weerarka Lagu Laayay Dadka Rayidka Ah ee Ka Dhacay Galbeedka Gobolka Mudug

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Taliye Kuxigeenka Booliska Galmudug Cabdi Jaamac Cabdule Xabeeb Ayaa Ka Hadlay Weerar Geestay Qasaaro Dhimasho iyo Dhaawac Ah oo Lagu Qaaday Qoys Reer Miyi Ah oo Ku Sugnaa Deegaanka Saax-qurun ee Galbeedka Gobolka Mudug.

Wuxuu Tilmaamay Taliyuhu in Falkan uu Yahay mid Aad Looga Xumaado Laguna Laayay Dad Rayid Ah oo Reer Galmudug Ah  ,Taliyaha Ayaa Sheegay in Falkan uu Yahay Mid Wax udhimaya Dadaalo Nabadeed ee Ka Socda Gaalkacyo,Waxaana uu Punland ugu Baaqay inay Si Dag dag Ah uuga Jawaaban Falkan Hadii Kale Galmudug Ay Talaabo Qaadayso.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY