Dhageyso Ahlusuna oo ka Hadlay arin culus oo ka taagan Gobalada Dhexe...

Dhageyso Ahlusuna oo ka Hadlay arin culus oo ka taagan Gobalada Dhexe Kadib Markii Dhawaan…

0
SHARE

iyadoo shalay guud ahaan uu hakad galay ganacsigii Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa Maamulka Ahlu Sunna waxa uu ka hadlay arrintaasi.

Ganacsatada Degmada Guriceel ayaa diiday qaadashada lacagta Shiling Soomaaliga.

Maamulka Ahlu Sunna ayaa sheegay in ganacsatada ay kala hadleen sidii loo joojin lahaa Sicir bararka ka bilowday degmada Guriceel.

Guddoomiye ku xigeenka degmada Guriceel ee Maamulka Ahlu Sunna C/raxmaan Sheekeeye ayaa sheegay in ganacsatada iyo Maamulka Ahlu Sunna ay ka wada hadleen sidii loo joojon lahaa Sicir bararka ka bilowday degmada Guricel.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY