Dhageyso Banaanbax xogan oo ka dhacay Gaalkacyo Kaa oo looga jawabayay Ciidamada...

Dhageyso Banaanbax xogan oo ka dhacay Gaalkacyo Kaa oo looga jawabayay Ciidamada isku dhafka ah ee Galmudug iyo puntland ee loo sameynayo Gaalkacyo

0
SHARE

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug maanta waxaa ka dhacay Banaanbax balaaran, sida uu soo sheegayo Wariyaha Risaala ee magaaladaasi.

Banaanbaxan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Dhalinyarada labada dhinac ee Puntland iyo Galmudug, waxaana ka qeyb qaatay shacabka ku nool magaalada Gaalkacyo ,Masuuliyiinta magaaalada ayaa ujeedka Banaanbaxan waxa ay ku sheegeen in lagu taageerayay Ciidamada isku dhafka ah ee loo sameynayo Gaalkacyo

Hoos ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY