Dhageyso Barlmaanka Galmudug oo Ka Digay Dagaal Cusub oo Dhax Mara Galmudug...

Dhageyso Barlmaanka Galmudug oo Ka Digay Dagaal Cusub oo Dhax Mara Galmudug iyo Puntland , Dagaalkaasi oo Mareykanku Rabo in Gaalkacyo uu mar kale ka Bilowdo

0
SHARE

Xildhibaan Maxamed Xuseen Tahaliil oo ka tirsan Golaha Wakiilada Galmudug ayaa Dowladda Maraykanka ku eedeeyey in mar labaad wado qorshe ay meesha Kaga Saarayso Daganaanshaha muddada bilaha ah ka jirta Gobalka Mudug Sanadihii danbe ay ka oognayd Xiisada u dhexaysa Maamulada xadka Wadaaaga ee Puntland iyo Galmudug.

Xildhibaanka  ayaa tilmaamay Ciidamada Puntland oo ay kaabayaan Militariga Maraykanka Magaalada Gaalkacyo ay ka Afduubteen dad rayid ah oo Ganacsato u badan kuwaasi oo la dhigay Xabsi qarsoodi ah oo ay Maamusho Dowladda Maraykanka kaasi oo ku yaala aaga Garoonka Guud ee Gobalka Mudug oo Puntland ay gacanta ku heyso.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY