Dhageyso Barlmaanka Galmudug oo si Dag Dag ah la isugu Yeeray Maxay...

Dhageyso Barlmaanka Galmudug oo si Dag Dag ah la isugu Yeeray Maxay Tahay Sababtu?

0
SHARE

Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka ee ka maqan Magaalada Cadaado ugu baaqay in ay si deg deg ah ay kusoo xaadiraan Maadaama maanta oo Axad ah uu furmaayo kalfadhiga Baarlamaanka Galmudug.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in Xildhibaanada Galmudug qaarkood bilihii lasoo dhaafay aqoon kororsi ay u joogeen Magaalada Muqdisho.

Howlaha Baarlamaanka ayuu sheegay Cali Gacal Casir in sida ugu dhaqsiyaha badan loo dardar gelin doono.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY