Dhageyso Bartahama Gaalkacyo oo Sadax Qof laga Kaxaystay Xabsigana la dhigay Maxay...

Dhageyso Bartahama Gaalkacyo oo Sadax Qof laga Kaxaystay Xabsigana la dhigay Maxay Tahay Sababtu?

0
SHARE

Magaalada gaalkacyo  waxaa siyaabo kala duwan loogu dilay 3 qof oo isugu jira shaqaale dowladeed askar iyo ganacsato

ciidanka booliska ee gobolka mudug ayaa howlgalo ay sameeyen waxay kusoo qabteen qaar ka mid dadkii dilalkaas geystay iyagoo kuwii kallana ku raad jooga sida usheegay ku simaha taliyaha qaybta booliska ee gobolka mudug col aadan nuu qaala oo taleefanka iigu waramay

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY