Dhageyso Ciidamada Galmudug oo la Diyaariyay ,Dagaal lagu Qadayo degano lagu Haysto...

Dhageyso Ciidamada Galmudug oo la Diyaariyay ,Dagaal lagu Qadayo degano lagu Haysto Odayaal la afdubtay(Waa Halkee)

0
SHARE

Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur Taardhuleed oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Galmudug ay Xoog ku soo furaneyso Odayaal ay Al-shabaab ka Afduubteen Degaanka warshubo Ee Koofurta Gobolka Mudug.

Wasiir Taardhuleed ayaa sheegay in Galmudug ay Geed dheer iyo mid gaaban intaba u Fuuli doonto si ay gacanta Al-shabaab uga soo faramaroojin laheyd Odayaasha iyo Dhalinyarada ay Afduubteen.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka:

LEAVE A REPLY