Dhageyso Ciidamada isku Dhafka Galmudug iyo Puntland ee Galkacyo loo Sameyay...

Dhageyso Ciidamada isku Dhafka Galmudug iyo Puntland ee Galkacyo loo Sameyay Yay ka amar Qadan Doonaan ,Galmudugse see u aragta?

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Galmudug ayaa markii horeysay ka hadashay qorshaha isku-dhafka ciidamada Galmudug iyo kuwa Puntland oo dhawaan tababar loogu furey Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka  mudug.

 Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobalka Mudug ee Galmudug Cabdi Xuseen Maxamed  ayaa sheegay in qorshaha iskudhafka ciidamada loogu talagalay in lagu xasilayo amniga Gobolka Mudug oo ay la wadaagaan Maamulka Puntland

Waxa uu Sheegay in Tababarkii dhawaan Magaalada Gaalkacyo  loogu furey ciidamada labada maamul uu muujinayo sida loogu baahan yahay in nabad loogu dhigo guud ahaan Gobolka Mudug.

Hoos ka Dhageyso Codka 

 

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.