Dhageyso Ciidamada Liyuu booliska Ethopia Oo Siidaayay Xoolo Dhaqato ka So Jeda...

Dhageyso Ciidamada Liyuu booliska Ethopia Oo Siidaayay Xoolo Dhaqato ka So Jeda Dhanka Galmudug oo ay Dhawan Afdubten( la Soco Tirada Dadka)

0
SHARE

HM_Xafiiska Gaalkacyo sida wararku ay sheegayaan Saraakiisha Ciidamada Liyuu booliska ayaa siidaayay ilaa 8 ruux oo xoola dhaqato reer galmudug ah oo ay dhawaan ka ka xaysteen deegaano ka tirsan waqooyiga gobalka mudug oo hoostaga dagmada goldogob ee gobalka mudug

Dadkaan ayaa la sheegay in ciidanka itoobiya ay siidaayeen galinkii dambe ee shalay ka dib markii ay ku wax dambi ah ay ku waayeen waxaana dadkaani dib loogu celiyya ehelkooda

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY