Dhageyso Ciidamo ajanib ah oo xly Gaalkacyo dhanka Galmudug dad Shacab ah...

Dhageyso Ciidamo ajanib ah oo xly Gaalkacyo dhanka Galmudug dad Shacab ah kala Baxay,Mamulka Degamada gaalkacyo oo shir isugu Yimid Goordhaw La Soco Tirada dadka la afdubtay?

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Degmada gaalkcyo ee Galmudug ayaa manta  Waxa  Kulan Deg Deg   Ku yeeshay Golaha Deganka iyo Sidoo Kale Maamulka Degamada , Kulanka Oo mid looga hadlayay Dhacdoyinkii ugu Danbeyey ee ka dhacay Degmada gaalkcyo ayaa waxana jog joog  ka ahaa Duqa Degmad Gaalkcyo Xisri yusuf bare iyo Ku Xogenkiisa cabdirahmaan maxmed Axmed waxaana inta uu socoday lagu Go,aamiyay sidii  wax logan qaban lahaa dhacdoyinkii ugu Danbeyey ee ka dhac Degmada gaalkcyo waxaana ka mid ah dhacdoyinkaas”-

Dad shacab ah oo Habeenadii  Ugu danbeyey Afduub logu gastay Kunfurta Gaalkcyo  ee Dhanak Galmudug ,sicir Bararka xiligan ka tagan gaalkcyo , iyo Sidoo kale  Hormarinta Degmada gaalkcyo ee Galmudug ,Labadii Habeen  ee ugu Danbeyey waxaa magalada ka dhacay Howalgalo ay Fuliyeen Ciidamo badan oo laga soo Abaabulay Garoonka Diyaradaha Gaalkcyo  kuwaasi oo isugu jira ajaanib iyo ciidamo somali ah ,waxaana Howlgalkaas Afduub loogu gastay ilaa 4 ruux oo ka Tirsan Bulshada iyadoona fduubkaan uu  Qal qalgaliyay Xalada Amaan ee magalada Gaalkcyo Ee Galmudug

Qaar ka mid Xumnaha Golaha Degaanka ayaa Kulanka markii uu soo dilaaday warbahinta uga warmay, wax ayna shegeen.

Hoos Ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY