Dhageyso Dadkii Laga Afdubtay Dhanka Galmudug ee Gaalkacyo arinteeda oo meel xun...

Dhageyso Dadkii Laga Afdubtay Dhanka Galmudug ee Gaalkacyo arinteeda oo meel xun maraysa iyo Xildhibano Shegay in Dagaal puntland ay dandansanayso iyago shegay in laga jawabayo

0
SHARE

Xildhibaan Maxamed C/qaadir Xaashi Dholo-dholo oo Ka Mid Ah Xildhibaanada Baarlamanka Galmudug Ayaa Ka Hadlay Hawlgalada Ciidamada Huwanta Ah Ay Ka Wadaan Gaalkacyo.

Xildhibaanka Ayaa Ku eedeeyay Maamulka Puntland inay Wado daandaansi Dagaal islamarkaana Ay Haboon Tahay inay Joojiso Fidnada Ay Ka Wada Gaalkacyo.

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Codka

LEAVE A REPLY