Dhageyso Deg Deg Maamulka Galmudug oo Dalbaday in wax laga Qabto …….

Dhageyso Deg Deg Maamulka Galmudug oo Dalbaday in wax laga Qabto …….

0
SHARE

Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay qorshaha Wasaarada Dastuurka Soomaaliya ay wado kaas oo ah dib u eegista Dastuurka dalka Soomaaliya iyo wadatashadada ay Wasaaradu haatan ka wado qeybo badan oo ka mid ah Gobolada dalka Soomaaliya.

Cismaan Maxamed Socdaal  Wasiirka Dastuurka Maamulka Galmudug  ayaa sheegay in Galmudug ay aad u jeceshay in Dastuurka Qabya Qoraalka ah ee dalka waqti badan loo geliyo sidii mudo laba Sano gudahood ah loo dhamestiri lahaa.

Hoos ka Daawo muqaalka

LEAVE A REPLY