Dhageyso Dowlada Somaliya oo Shegtay in Deymo Malaayin Dolar ah somaliga laga...

Dhageyso Dowlada Somaliya oo Shegtay in Deymo Malaayin Dolar ah somaliga laga cafiyay wa kuma dowladaha ku lahaa?

0
SHARE

Dr C/axrmaan Ducaale Beyle Wasiirka  maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankaan uu xafiiskiisa kula qaatay wafdigan ka socday Bankiga Aduunka oo uu hogaaminayay Hugh  Ridell madaxa Bankiga Aduunka u qaabilsan Soomaaliya  waxaa diiradda lagu saaray horumarinta hanaanka maamul maaliyeed ee dalka, kor u qaadista taageerada Bankiga Aduunka uu siiyo Soomaaliya iyo sidii deymaha looga cafin lahaa sida uu sharaxay wasiirka Maaliyadda Soomaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY