DHAGEYSO:-Faah faahin ku saabsan qarax ka dhacay gaalkacayo & Nabadoon ku...

DHAGEYSO:-Faah faahin ku saabsan qarax ka dhacay gaalkacayo & Nabadoon ku dhintay

0
SHARE

ALLAHA u Naxariisto C/risaaq Muuse Nuur yare oo la yaqaanay (jaxeer) oo goor-dhaweyd u geeriyooday Qarax gaarigiisa loogu xiray.

Marxuumka ayaa maanta duhurkii ka qeyb galay munaasabad arday ku qalin jabinaysay gaalkacayo

hoos ka dhageyso codka

LEAVE A REPLY