Dhageyso Faah Faahin Qaabkii uu u dhacay Qaraxii maanta ku Muqdisho ka...

Dhageyso Faah Faahin Qaabkii uu u dhacay Qaraxii maanta ku Muqdisho ka Dhacay Tirada dhismahada iyo Dowlada oo ka Hadashay

0
SHARE

inta la xaqiijiyay Shan ruux ayaa ku geeriyootay, halka dhaawaca uu gaarayo 10 ruux sida uu xaqiijiyay Afhayeenka Wasaaradda amniga, kadib markii gaari noociisa lagu sheegay Harrier uu ku qarxay wadada Maka Al-Mukarama, gaar ahaan meel u dhaw Saldhiga Degmada Waaberi oo laamiga dhinaciisa saaran.

Gaarigaan ayaa xilliga uu qarxaayay wuxuu maraayay wadada, waxaana hortiisa iyo gadaashiisa socday gaadiid kale oo wadada isticmaalaayay, laamiga hareerihiisana waxaa fadhiyay dad ganacsi kala duwan iyo sheeko ku haystay ,Afhayeenka Wasaaradda amniga Soomaaliya Axmed Maxamed Maxamuud, ayaa ku eedeeyay qaraxaasi inay ka dambeeyeen Ururka Al Shabaab oo ay ku xasuuqeen halkaasi dad shacab ah.

Hoos ka DHageyso Codka

LEAVE A REPLY