Dhageyso Faah Faahin Yaa Dilay Dadkii Lagu Layay Deganka Saxaqurun ee Gobalka...

Dhageyso Faah Faahin Yaa Dilay Dadkii Lagu Layay Deganka Saxaqurun ee Gobalka Mudug, Xiiisad Maanta Halkasi ka Tagan

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo : intii horey ula  Socotay Wararkeena aan Saaka Baahinay Weerar dad lagu laayay Ayaa Habeenkii xalay Ahaa Saqdhexe Waxa uu ka Dhacay Miyga Deganka Saxaqurun ee Gobalka Mudg Halkaasi oo lagu Weeraray Dad Xoolo Dhaqato ah oo ka Soo jeeda Deganada Dowlad Gobaleedka Galmudug.

inta la Xaqijiyay Labo Ruux aya Weerarkaasi ku dhintay Halka Ruux Kalena uu ku Dhawacmay ,dadka la Soo Weerary aya ahaa Dad Xoolo Dhaqato ah oo ka Soo jeeda Dhanka Maamulka Galmudug, Waxana Dadka Weerarkaasi ku dhintay ka Md ahaa Ilmay Yar oo kooxdihi Weerarka soo Qaaday ay halkaas ku dileen  Kadib markii ay dad xoolo Dhaqato ah Ay Rasaas ku fureen

Dadka Deganka Saxaqurun aya Hobyomedia.com u Sheegay in Dadka Weerarkaasi soo Qaaday ay ka Soo Jeedaan Dhanka Maamulka Puntland Waxana Degankaasi la shegaya in maanta Halkaas ay ka Taagan Tahy Xisad  Weerarkaasi ay ka Dhalatay

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY