Dhageyso Faah Faahinadii Ugu Danbeyay Warar Cusub oo ku Soo kordhay Askarigii...

Dhageyso Faah Faahinadii Ugu Danbeyay Warar Cusub oo ku Soo kordhay Askarigii Soomaali Mareykanka ahaa ee dilka geystay

0
SHARE

HM__Xafiiska Los angles : Warar Dheraad ah ayaa ka Soo Bxaya dil uu askari Soomaali Mareykan ah ugeystay Haweeney cadaan ah oo udhalatay dalka Austrelia. iyadoona  Soomalida ay wadnaha farta ku hayaan

Soomaalida ku nool dalkaas Mareykanka ayaa waxaa soo wajahday cabsi xoogan oo ku aadan in dilkaas dartiis loo dhibaateeyo.

Hadaba Wararkii Ugu Danbeyay ee soo kordhay , ayaan Halkan idin soo gudbinaynaa

HOOS KA DHAGAYSO

LEAVE A REPLY