Dhageyso Gaas oo ka hadlay kalsoonida lagala noqday Wasiiradiisa iyo Warar Shegaya...

Dhageyso Gaas oo ka hadlay kalsoonida lagala noqday Wasiiradiisa iyo Warar Shegaya in asa Mooshin cusub laga Wado

0
SHARE

Madaxweynaha Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas oo Madaxtooyada Garowe Saxaafadda kula hadlay, ayaa sheegay inuu soo dhaweynaayo go’aanka ay gaareen Baarlamaanka Puntland.

Gaas wuxuu sheegay muddo kooban inuu ku soo dhisi doono Golaha Wasiirada Maamulkiisa, isaga oo la tashan doona Madaxweyne Ku xigeenka C/xakiin (Camey).

Dastuurka Puntland Qodobkiisa 76-aad ayaa qaba in Madaxweynaha uu fursad u haysto muddo 21 cisho ah inuu ku soo magacaabo Golaha Wasiirada maamulkaasi.

Hoos ka Dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY